Maleeshiyo qabsatay saldhig ciidanka Puntland ku leeyihiin Gaalkacyo (Sababta)

Maleeshiyo hubaysan oo ku hayb ah Duqii hore ee Gaalkacyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad ayaa la wareegtay saldhig Booliska Puntand ku leeyihiin xaafadda Siinaay ee magaaladaasi. Raggan hubaysan oo maalmahanba dhaqdhaqaaqyo ka waday gobolka Mudug ayaa ka careysan dhacdadii uu ku dhaawacmay Nabadoon Yaasiin Cabdisamad. Saraakiisha hogaamineysay ciidankii la wareegay Saldhiga Siinaay ayaa sheegay in dhacdada … Continue reading Maleeshiyo qabsatay saldhig ciidanka Puntland ku leeyihiin Gaalkacyo (Sababta)